ixtiraamka
Marka hore waa maxay ixtiraam?
Hadii aan isku dsyo inaan bidhaamiyo (Ixtiraam) wuxuu yahya
Aan kusifeeyo ereykaloo aan isleeyahay muu umacna dhow yahay hase yeeshee
loo garansho og yahay waana. earayga
Tixgelin aan si toos aha u abaaro mic nahayga,
ixtiraamka waa tix gelin, aad dadkalkale aad usametso.
sida adigba aad jec laan la hayd in laguu ixtiraamo ama laguu tix geliyo.
hadaba aan tilmaamo weedho kooban oo aan ku ifinaayo ereyga,
Eayga ixtiraam
waa qiimayn aad qiimayso ruux kaamudan
waa tixgelin aad tix geliso dadka kale walow,
Aadba yaraysatidee
Comments
Post a Comment